Back to Search Start Over

Nuxurka Guud. Saamaynta Faafida Covid-19 ee qaxootiga iyo ilaalintooda ee wadamada Kenya, Uganda, Ghana, Nigeria, Koonfur Africa iyo Zimbabwe

Authors :
Segadlo, Nadine
Krause, Ulrike
Zanker, Franzisca
Edler, Hannah
Publication Year :
2021
Publisher :
Universität Osnabrück, 2021.

Abstract

Faafida Caabuqa-19 ee hadda jirta waxay saamaysay dhammaan dadka dunida oo dhan laakiin kuwa ku sugan goobaha nugul, oo ay ku jiraan qaxootiga iyo dadka barakacayaasha, ayaa laga yaabaa inay la wajahaan khataro waaweyn. Daraasad dhawaan la sameeyay, waxaan sahminay sida halista Caabuqa-19 uu u saameyay qaxootiga iyo ilaalinta qaxootiga lix waddan oo ku yaal Galbeedka Afrika, Bariga Afrika iyo Koonfurta Afrika, kuwaas oo kala ah Ghana, Kenya, Nigeria, koonfur Africa, Uganda, iyo Zimbabwe, intii lagu jiray sanadkii ugu horeeyay ee safmarka iyo ilaa iyo Febraayo 2021. Anagoo isticmaaleyno xoguruurinta aanan la matalin, waxaan raadineynay inaan helno afkaar ku aadan aragtida dadka asal ahaan kasoo jeeda qaxootiga, aqoonyahanada, saraakiisha dowladda iyo howl wadeenada gargaarka ee la shaqeeya iyo qaxootiga. Isu geyn 90 jawaab celiyayaal ah ayaa buuxiyey xog-ururinta.

Details

Database :
OpenAIRE
Accession number :
edsair.doi...........1d1a378188ef422ead71047d20a13284
Full Text :
https://doi.org/10.48693/100